Laftagareen: “62 sano ka dib Soomaaliya waxay weli ku jirtaa gumeysi qarsoon”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa sheegay in xilligii ay Soomaaliya ka xoroobeysay gumeystihii Talyaaniga & Ingiriiska ay ahaayeen kuwo mideysan oo dowladnimada u hamuun qabay. Laftagareen ayaa hadalkan ka jeediyey ka jeedinayay Munaabadda 1-da Luulyo oo lagu qabtay Baydhabo. Waxaa uu xusay iney inay nasiib darro tahay in 62 sano … Continue reading Laftagareen: “62 sano ka dib Soomaaliya waxay weli ku jirtaa gumeysi qarsoon”